Tuesday, 4 August 2020

Ahmed bashir

Waxa badadtay in la xumeeyo shaqsi isaguba 
Ku guul tarays astawaha noloshiisa 
Wax badadtay dilalka ka dhasha arinka 
Maxa yeeylay qof nafsi ahaan u xanuun san 
Yeey ku digtaa wax ma garatadu 
Ha baarin boog xanuunaysa walaalka iyo wax yaalo uu bad ahaan u xamali waayey dhiiri gali 
Wax u sheeg waxana tar waxa laga yaaba in uu kuu abaal gudo e gali kalsooni oo ka tir tir wax yeelada qalbiga gaartay umasax wajiga walaalka ogow hadaadan waxba tarayn ha ku ciririn maqaamka is tiraajiyadeed ee u dagsan oo ha oran maxa tari karta waxaba ma qabsan karid iyo wax yaalo lamida oo moralkisa aad ku dilayso arinka qaabka Daran ayaan ku arkay bulshadena somaliyed wiil dhalin yaro ah oo mar ay la saqlaysay oo ogaaday xaqiiqada ku xeeran oo la halgamaya gaarida soo kabashada maqaamkiisa nololeed ayaa moralka mid ka taabanaya maxa yeelay awal buu jilicsana haasna waxay keeni kartaa khasaaro kale oo ka wayn sideedaba wax la soo dhaafay lagama laalabto wax soo socoda aha laga fakaraa 
Jooji arinkaa oo walalka wax u sheeg dhiiri galo oo kaliya

[v] Ahmed bashiir  

Saturday, 4 July 2020

https://youtu.be/Ddm9CaIIQ1I

Waa galka barista taariikhda gabaydii 
Iyo murtidii uu inoo reebay 
Sayid maxamed abdula Xasan 


Kalkan waa barta walaalkiin 
(Ahmed bashiir) 

Ahmed bashiir



Waa galka baarista taariikhda gabaydii uu inoo reebay Sayid maxmed abdula Xasan
Alle Wayne janada ha ka waraab shee

Wa dardaaran 

Min daroofle aqal daahyo wayn dadab la heedamay
Darmo iyo firaash lagu gam iyo doonyo iyo raaxo 
Damaq timira doocaani iyo dalab dul guuraya

Dalbax kurus dayaafad iyo gool daalam iyo googo 
Dambar ramaga doobiga la shubi duraha jiilaalka 
Duub wada xariiriyo dab iyo daabad iyo xoolo 

Gabdho dahab lasaariyo shunuuf danaanagalnaysa 
Duni tacabka raaliga dabiga dirashadii qoska 
Dab u shidida dagayeelka kale duugmadi iyo gaaska 

Durdur ceel sidiis waxan khalqiga sido dabaalsiiyey 
Darajo iyo wanaagii haduu duri lillayn waayey 
Duul wada qaraabiyo tolnimo duuf haday noqotay 

Diin iyo daraawiishnimo hadii lasku hayn waayey
Dariiqada rasuulkii hadii laska diidaayo 
Asuu dudi shareecada ninkaad daahir uga sheegto 

Day seedinimo door ahayd dacay nijaaseeye 
Ha lays dilo dagaal waxan ahayn daawo lagu waayey  

Thursday, 18 June 2020

HanTWadag

Waa barteena cusub ee "HanTwadag"
Waxad ka helaysan waxa idin qanciya 
                            Welcome 

Wednesday, 17 June 2020



Waa gabay uu tiryey #SALAN CARABEEY

Abdiyoow wadeeciyo aduun way ka bixiwaaye 
Walbaaharka waanku qabaa wahanse ii dheere
Fircoonkii wasiirada janada waadiyada jeexday waadsiino abid uu jeclaa waase noloshiiye Rag kalaa wareegto ugu haray waxadi xoolaade wadku Kama ajoon nabiyadii inaga waynaaye nafle aadan Kama wiil badnayn waase kii dilaye waxyi looma soo rogin jibriil waagi dababdeede nin kii walimo boqortooyo sugi waanu heli hayne hal la wariyey Shiikh iyo wadaad walacyadii diinta culimadu warkay sheegtay iyo waanadaa dhab he wacdi nooma laabnee naftaa walagtay shaydaane wadka cudur waraaq malag hadaan wilig iraah caawa isaguba qalbiga wawkiil waanu naxahayne waji qalab leh weerkulul haduu xaqa iwaydiiyo allahayoow walcankaan qabo iyo waalid nimadada wanakiilka geerida wadkaan wayti khoof ahaye waayaha I haysta iyo danbiga weelsha ibuuxshay horay walwalan walyadu noogu timid waaqladuu yahye waaxsigii qubuuraha intaad iiga wehel yeesho eebow walacada haygu gubin wakhal cadaabeeda maantaan wuxuushtuna maqnayn waxad sidaad uuntay oo uunku wada waqif yahay wacadka meecaadka gaalada waqiilka ah hadii loo wardiyo naarta muslin inuu ku waaansado adaa wacay dharaartaayse miisaanka inaan waafi noqon waasinka xisabta aan waldu khayr noqon haduu Wayne iga yeelo iyo inaan walaabiga ku dhicin waylankiyo hooga weecaanta khaatumo waxay noqon waraqdaydu waafaqada jeeraan hubsado waan walwalayaaye warna ma hayo gees ay aadin iyo wacladaydiiye dadku labo waduu qaadayaa oo wadaahiyahe oo Mina mid u weecan Karin oo wadaagsamine warsina malaha naartiyo janada wax udheexyaaye muga inaan naftayda u walgamo aakhiraa wacane waslad maniyaan ahoy saan waafid caadkiiiye waan waanta nololeed intaan sido wax xoogaga wakhtiga maantukado geerida waajiboo xigiye  

Tuesday, 16 June 2020

#Ahmed bashiir Waa soo saaraha barnaamijka waxad ka la socon kartaa macluumadyo ku xiisa galiya

Ahmed bashir

Waxa badadtay in la xumeeyo shaqsi isaguba  Ku guul tarays astawaha noloshiisa  Wax badadtay dilalka ka dhasha arinka  Maxa yeeylay qof nafs...